Sagaal-jir Ingiriis ah oo si cajiib ah ku Muslimay:

0
Friday 22nd January 2021 10:51:08 in Aragtida Dadweynaha by Madaxa Wararka
  • Visits: 281
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sagaal-jir Ingiriis ah oo si cajiib ah ku Muslimay:

    Wiilkan yar waa 9 jir, magaciisu waa Rudy. Isaga iyo hooyadiis ayaa Sabti & Axad walba

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wiilkan yar waa 9 jir, magaciisu waa Rudy. Isaga iyo hooyadiis ayaa Sabti & Axad walba

 ka caawiya mu'asasa Islaami ah (oo madax u yahay ninka la sawiran oo la yiraahdo Muxammad Bilaal) in dadka darbi-jiifka ah cunto bilaash ah loo qeybiyo. Meeshu waa dalka Ingiriiska. Rudy wuxuu aad u jeclaaday in uu mar walba la tukado Muxammad Bilaal. Marmar na in uu la soomo. Mar kasta hooyadii ayuu Muxammad u sheegaa oo ka idam qaataa. Hooyadii waxay tiri, "wax kasta oo wiilkayga yar jeclaado, anna waan la jeclahay." Wuxuu dorraad jeclaaday in uu Muslim noqdo. Hooyadii oo arkaysa, oo ogol, ayaa shahaadada loo qabtay. Iyadu Muslim ma aha. Si wiilka yar uu u sii farxo, shahaado ayaa la guddoonsiiyay. Illaahay u sii barya in Rudy islaanimo ku raago, hooyadii macaan na Allaah sababtii ku soo hanuunto. Dhaqanka wanaagsan wuxuu ka tagaa aathaar xoog leh.


~Brother Diini
FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

Loading...
LATEST NEWS