|
|
[War Hadda Soo Dhacay:-] Wasiir Maxamed Kaahin Oo Dhakhtarka La Dhigay Iyo Xaaladda Caafimaad Ee La Soo Deristay
War Hadda Soo Dhacay:- Wasiir Maxamed Kaahin Oo Dhakhtarka La Dhigay Iyo Xaaladda Caafimaad Ee La Soo Deristay
Hargeysa (Karin News):- Wasiirka
Arrimaha Guddaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa xaalad Caafimaad
oo la soo deristay loo dhigay Cusbitaalka Gargaar ee Magaalada
Hargeysa.
Wasiir Kaahin, ayaa la sheegay in ay wakhtigan xaaladdiisa aad u wacan tahay, oo uu soo ladnaanayo, marka loo eego xaaladdii uu ku sugnaa markii Dhakhtarka la geeyey. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ku booqday Cusbitaalka Wasiirkiisa Arrimaha Guddaha, waxaanu Illaahay uga baryey inuu caafimaad deg deg ah siiyo. ![]()
Loading...
|
Copyright © 2010 - 2021 Karin News All Rights Reserved. - Site Designed & Developed by Ileys Inc |