|
|
Maxay Tahay Arrinta Cuusb Ee Abwaan Xasan Daahir Weedhsame Ka Sheegay Murashax Cabdikariim Axmed Mooge ?
Maxay Tahay Arrinta Cuusb Ee Abwaan Xasan Daahir Weedhsame Ka Sheegay Murashax Cabdikariim Axmed Mooge ?
Hargeysa(Karin News)- Abwaanka caanka ah ee Xasan Daahir Ismaaciil Weedhsame ayaa ka hadlay murashaxnimada caasimada Hargeysa ee siyaasiga Cabdikariim Axmed Mooge, waxaanu qoraal uu ku baahiyay Facebook ku yidhi.
"Ninkan Abdikarim Ahmed Mooge waan wataa, waayo waxan u aqaanaa inu yahay qof qumman oo dadka ilaahay u siman yihiin. Inta aan ka arkay, waa nin odhaahdiisa iyo addinkiisu is leeyihiin, filina maayo inu habeenkiina daan yahay dharaartiina dadka oo dhan yahay.
Saddexdan meheradoodna rag baa kala lehe, reero ma kala laha, mid uun baanu iska soo sharraxi lahaa. Waa ninka qudha ee idin yidhi "Reer Hargeysoow” ee aan idin odhan "reer Hebeloow" ".
![]() W/Q Abwaan Weedhsame.
Loading...
|
Copyright © 2010 - 2021 Karin News All Rights Reserved. - Site Designed & Developed by Ileys Inc |