[War Deg Deg Ah:-] Xukuumadda Somaliland Oo Xoojinaysa Amniga Gobollada Dalka Iyo Arrimaha Soo Kordhay.

0
Saturday 23rd January 2021 09:20:02 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 1127
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [War Deg Deg Ah:-] Xukuumadda Somaliland Oo Xoojinaysa Amniga Gobollada Dalka Iyo Arrimaha Soo Kordhay.

    Xukuumadda Somaliland Oo Xoojinaysa Amniga Gobollada Dalka Iyo Arrimaha Soo Kordhay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumadda Somaliland Oo Xoojinaysa Amniga Gobollada Dalka Iyo Arrimaha Soo Kordhay.



Hargeysa-(Karin News)- golaha Wasiirada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa laamaha Amniga ee dalka ku adkeeyey inay xoojiyaan Amniga qaranka.




Ciidanka ayaa la faray in ay amniga aad u adkeeyaan inta lagu jiro u diyaar-garowga doorashooyinka illaa maalinta la dhamaystirayo hawlaha doorashooyinka,



waxana la faray in ay siina laban-laabaan dedaalkii ay horeba ugu jireen. Guddi-hoosaadka siyaasadda ee golaha wasiirraduna hubiyaan fulinta qodobbadkaas, dersaanna wixii caqabad ah ee ka iman kara, si loo xalliyo.


Qaybinta Darajada Ciidanka Qaranka Somaliland Ee Sannadkan Oo Indhaha Lagu Hayo - Codka Somaliland
Loading...
LATEST NEWS