|
|
[DEG DEG:-] Beero Ku Yaalay Gobolka Saaxil Oo 48 Beerood Ahaa Oo Dab Qabsaday + Khasaaraha Ka Dhashay
DEG DEG:- Beero Ku Yaalay Gobolka Saaxil Oo 48 Beerood Ahaa Oo Dab Qabsaday + Khasaaraha Ka Dhashay
Berbera (Karin News) Wararka naga soo gaadhaya gobolka saaxil gaar ahaan deegaanka go’da weyn ayaa sheegaya in 48 Beerood oo ka tirsan Deegaanka Go'da weyn ee Gobolka Saaxil aya ku Shuf beeleen ka dib markii uu uu qabsaday Dab xoogan , Dadka Deegaanka ayaa sheegay inay deegaankaasi ku waayeen Tacab ay muddo soo dhisayeen oo la rebay in la manaafacaadsado.
Sidoo kale dadka deegaanka ayaa Xukuumada Somaliland ugu baaqey inay Gar-gaaro deg-deg ah gaadhsiiso, maadaama xaalad adag ay ka dhacday deegaankii ay ku noolaayeen.
Wariye Khadar Dhambaal Karin News ![]()
Loading...
|
Copyright © 2010 - 2021 Karin News All Rights Reserved. - Site Designed & Developed by Ileys Inc |