[War Hadda Soo Dhacay:-] Guddoomiye Cirro Iyo Xisbiga Waddani Oo Iminka Warkoodii Ugu Dambeeyay Soo Saaray + Xaaladda Taagan Iyo Qodobada Ku Jira

0
Saturday 23rd January 2021 13:33:04 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 1097
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [War Hadda Soo Dhacay:-] Guddoomiye Cirro Iyo Xisbiga Waddani Oo Iminka Warkoodii Ugu Dambeeyay Soo Saaray + Xaaladda Taagan Iyo Qodobada Ku Jira

    Guddoomiye Cirro Iyo Xisbiga Waddani Oo Iminka Warkoodii Ugu Dambeeyay Soo Saaray + Xaaladda Taagan Iyo Qodobada Ku Jira

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiye Cirro Iyo Xisbiga Waddani Oo Iminka Warkoodii Ugu Dambeeyay Soo Saaray + Xaaladda Taagan Iyo Qodobada Ku Jira


Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa maanta Shir-guddoomiyay kulanka Guddida Fulinta Iyo Xoghayeyaasha ee Xisbiga WADDANI oo ka qabsoomay Xarunta Dhexe. Afhayeenka Xisbiga Mudane Barkhad Jaamac Batuun oo faahfaahin ka bixiyay kulanka ayaa tilmaamay in si mug leh loogu lafo guray u diyaargarowga doorashooyinka Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka.





Loading...
LATEST NEWS