|
|
"Kalmadaydii Doorashooyinka Baarlamaanka Iyo Dawladdaha Hoose ee inagu soo foodleh..."[Amb Baashe]
"Kalmadaydii Doorashooyinka Baarlamaanka Iyo Dawladdaha Hoose ee inagu soo foodleh..."Amb Baashe
Bulsho u mideysan horumar iyo hore u socod ayaa xaqiijin karta himiladii 30ka sano soo jireenka ahayd ee Somaliland lahayd, taas oo ah inaynu noqono dal calankiisa iyo codkiisa adduun weynuhu qiime iyo qadarin u hayo.
Hoggaamiyaha berri waa in aanu hilmaamin xirfada dadkiisa la iskugu wado ee ah inuu hoggaamiyo iyaga oo isku duuban.
Ugu dambayntii doorashooyinka dalka ka dhici doona yaanay noqon doorasho qolo qolo ina sii barta ee ay noqotaa doorasho ina dhaxal siisa midnimo, horumar iyo badhaadhe nololeed.
Bashe Cawil Xaji Cumar Safiirka Somaliland Ee Waddanka Kenya
Loading...
|
Copyright © 2010 - 2021 Karin News All Rights Reserved. - Site Designed & Developed by Ileys Inc |