Dawladda Itoobiya Oo Ka Digtay Warar Laga Faafiyay Caafimaadka Abiy Ahmed [ Gudaha Ka Akhriso ]

0
Monday 25th January 2021 17:30:15 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 519
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawladda Itoobiya Oo Ka Digtay Warar Laga Faafiyay Caafimaadka Abiy Ahmed [ Gudaha Ka Akhriso ]

    Dawladda Itoobiya Oo Ka Digtay Warar Laga Faafiyay Caafimaadka Abiy Ahmed .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawladda Itoobiya Oo Ka Digtay Warar Laga Faafiyay Caafimaadka Abiy Ahmed .




Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in ayna waxba ka jirin warar saacadihii ugu dambeeyay qabsaday baraha bulshada oo ka la xidhiidhay caafimaadka Ra’iisal Wasaare Abiy Ahmed oo la sheegay in ay uu aad u liito.




War ka soo baxay xafiiska Ra’iisal Wasaaraha ayaa shacabka looga digay in ay rumeystaan wararka noocaas ah oo ay ku tilmaameen kuwo aan waxba ka jirin, Baraha bulshada ayaa lagu faafiyay warar iyo sawirro ka hadlaya caafimaadka Abiy Ahmed oo lagu sheegay in uu liito.



"Waxaan ka codsaneynaa shacabka inay ka feejignaadaan wararka been abuurka ah ee la isla dhexmarayo baraha bulshada ee ku saabsan xaaladda caafimaad ee Abiy Axmed” ayaa lagu yidhi qoraal lasoo dhigay barta Facebook Laakiin qoraalka laguma sheegin faah faahin intaa dhaafsiisan oo la xidhiidha xaalada Ra’iisal Wasaaraha













Loading...
LATEST NEWS