Wakiil Somaliland Ee Dalka Chine Oo Booqday Shirkada Maalgalisay Mashruuca Milixda Ee Dalka Jabuuti [ Sawiro ]

0
Tuesday 26th January 2021 08:20:20 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 469
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wakiil Somaliland Ee Dalka Chine Oo Booqday Shirkada Maalgalisay Mashruuca Milixda Ee Dalka Jabuuti [ Sawiro ]

    Wakiil Somaliland Ee Dalka Chine Oo Booqday Shirkada Maalgalisay Mashruuca Milixda Ee Dalka Jabuuti .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wakiil Somaliland Ee Dalka Chine Oo Booqday Shirkada Maalgalisay Mashruuca Milixda Ee Dalka Jabuuti .




Wakiil Somaliland ee dalka Chine Amb. Cawil Ibraahim Cali oo socdaal ku jooga dalka Jabuuti ayaa Booqday shirkada maalgalisay mashruuca Milixda harada lake-Asal ee dalka Jabuuti oo lagu magacaabo Shandong Haiwang Chemical.




Wakiilka oo ay marti qaad rasmi ah u samaysay shirkadu ayaa indha-indhayn u tagay qaybaha mashruuca ee ay shirkadu ka wado dalkaasi, Sidoo kalena waxa ay kullan ku wada qaateen Xafiiska Shirkada.




Booqashadan wakiilka iyo Shirkada ayaa daba socota kullan hore oo ka qabsoomay xafiiska guud ee dalka Chine ay ku leedahay Shirkadu, Qorshaha kulamadan ayaa ku salaysaysan in shirkadu ay qorsheynayso in ay maalgalin ku samayso Somaliland.


May be an image of one or more people and people standing

May be an image of 1 person and standing

May be an image of 1 person and standing

May be an image of one or more people and people standing

May be an image of one or more people and people sitting

May be an image of 1 person and standing

May be an image of 3 people, people sitting and people standing

May be an image of 1 person and standing

May be an image of one or more people and people standing

May be an image of standing and screen



Loading...
LATEST NEWS