|
|
Cabdimaalik Muuse Coldoon Oo Iska Difaacay Eedo Loo Jeediyay Oo La Xidhiidha Argagaxiso Iyo Xagjirnimo .
Cabdimaalik Muuse Coldoon Oo Iska Difaacay Eedo Loo Jeediyay Oo La Xidhiidha Argagaxiso Iyo Xagjirnimo .
"Doodda ku saabsan khudbaddii Jimcaha ee aan kaga hadlayay " Calmaaniyadda” doodaasi waa in ay noqotaa laba mid un :
1- Calamaani baan ahay ( gaal baan ahay ) , calaamiyadda waxa aan ku taageersanahay sidaa iyo sidaa . 2- Calmaani ma ihi ( muslim baan ahay ) calmaaniyaddu waxa ay si toos uga soo horjeeddaa diinteena islaamka , waxayna ku xuntahay sidaa iyo sidaa .
Waa labadaa mid un, wax u dhexeeyaa ma jiraan , laakiin weedhaha itaal-darradu ka muuqto ee ah : Argagixiso ayaad tahay , xag-jir baad tahay , miino qarxaysa ayaad tahay , goormaad qarxaysaa , alshabaab baad tahay , iyo fikir duugoobay ( islaam ) ayaad wadataa , waxaasi dooda wax ku soo kordhinmaayaan".
![]() W/Q Coldoon.
Loading...
|
Copyright © 2010 - 2021 Karin News All Rights Reserved. - Site Designed & Developed by Ileys Inc |