[Xasaasi:-] Madaxweynaha Jabuuti Muxuu Ka Yidhi Inuu Dalkiisu Ictiraafo Somaliland?

0
Tuesday 26th January 2021 09:30:49 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 1145
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Xasaasi:-] Madaxweynaha Jabuuti Muxuu Ka Yidhi Inuu Dalkiisu Ictiraafo Somaliland?

    Madaxweynaha Jabuuti Muxuu Ka Yidhi Inuu Dalkiisu Ictiraafo Somaliland?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jabuuti Muxuu Ka Yidhi Inuu Dalkiisu Ictiraafo Somaliland?




Hargeysa(Karin News)- Pro. Maxamed Siciid Gees oo Somaliland ka soo qabtay Xilal Wasiirnimo ayaa sheegay in Madaxweynaha Jabuuti, Ismaacil Cumar Geelle ugu jawaabay mar uu kala hadlay in Dalkiisu Aqoonsado Somaliland





"Anigu Idin Ictiraafi Maayo, Anigu Soomaliban Heshiisin, Miyaad igula Coloowbaysaan Soomaliya ha Heshiiso Ha Igula Coloobina, Anigu Soomaliban rabaa, Somaliland Ma Rabo. Idinka Iyo Soomaliya ayey Idiin Taala hadaad kala Baxaysaan".




Pro. Gees ayaa sheegay in Kulamo kale oo ay la wada kulmeen Madaxweyne Geelle Isaga, Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Riyaale Kaahin iyo Wasiir Hore Cabdilaahi Darawal oo ay ka dalbadeen Jabuuti inay Somaliland Aqoonsato uu ugu jawaabay Madaxweynaha Jabuuti isla Jawabtaasi.


May be an image of 5 people


Pro. Gees Ayaa ku sheegay sidaasi Wareysi dheer oo uu siiyey Telefishanka MM Somali TV.
Loading...
LATEST NEWS