[War Hadda Soo Dhacay:-] Xukuumadda Madaxweyne Biixi Oo Iminka Shaacisay Dhimashada Dadka Bishan April Ee Cudurka Covid19

0
Saturday 24th April 2021 13:01:14 in Wararkii Maanta by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 1117
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [War Hadda Soo Dhacay:-] Xukuumadda Madaxweyne Biixi Oo Iminka Shaacisay Dhimashada Dadka Bishan April Ee Cudurka Covid19

    War Hadda Soo Dhacay:- Xukuumadda Madaxweyne Biixi Oo Iminka Shaacisay Dhimashada Dadka Bishan April Ee Cudurka Covid19

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Hadda Soo Dhacay:- Xukuumadda Madaxweyne Biixi Oo Iminka Shaacisay Dhimashada Dadka Bishan April Ee Cudurka Covid19


Hargeysa (Karin News):- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland Cumar Cali Cabdillaahi oo ka warbixiyay halka uu marayo xanuunka COVID-19 iyo qaadashada Talaalka ka hortaga Covid-19, ayaa sheegay in bilihii ina dhaafay uu kor u kac sameeyay xanuunka Covid-19 tirada laga helay iyo Tirada dhimashaduba.

Wasiirku waxaa kale oo uu sigaara u dul istaagay bishan aynu ku jirno ee Abril tirada laga baadhay, inta laga helay iyo inta u dhimatay xanuunka

 

 

 

COVID-19 :

TIRADA LABAADHAY: 5,779 qof

TIRADA LAGA HELAY: 920 qof

TIRADA DHIMASHADA: 95 qof

Halka bishii hore dhimashadu ahayd: 107 qof

 

Karin News

Hargeysa Office







May be an image of 1 person

 


LATEST NEWS