Qisada Dadka Ah Ee La Waayay!

0
Tuesday 4th May 2021 11:05:03 in Aragtida Dadweynaha by Madaxa Wararka
  • Visits: 193
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qisada Dadka Ah Ee La Waayay!

    Mr.Harold Edward Holt waxa uu ahaa ra'iisal wasaarihii 17aadee dalka Autralia,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mr.Harold Edward Holt waxa uu ahaa ra'iisal wasaarihii 17aadee dalka Autralia,


 waxa uu xilka hayay sanadkii 1966 -1967, waxa kale oo uu ahaa hogaamiyaha xisbiga liberal party.

Bishii December sanadkii 1967 ayuu doonayay inuu ku dabaasho harada Cheviot Beach ee Dalka Austerliya. Ninkaasi markiiba waa la waayay raq iyo ruux meel u ku danbeeyay ka dib markii ay mawjadii biyuhu qaadeen.


Mr.Harlod waxa uu wakhtigaasi ahaa ra’iisal wasaaraha dalkaasi. Dawlada Austerwliya ayaa qaaday tallaabo baadhis ah oo aad u weyn si loo soo helo ninkaasi halka uu ku danbeeyay. Mr.Harlod ilaa ayaa maanta lama garanayo halkan u ku danbeeyay ra’iisal Mr.Harold Edward. Harada uu doonayay inuu ku dabaasho ayuu marar badan isticmaalay isagoo aad u yaqaanay dabaasha. Waxaana uu ku biiray Mr.Harlod liiska labaatanka qof ee caanka ah ee dunida la waayay meel raq iyo ruux ay ku danbeeyeen.



FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

LATEST NEWS