Ciyaartii Caalamiga Ee Fifa Ka Yaabisay!

0
Tuesday 4th May 2021 11:20:36 in Aragtida Dadweynaha by Madaxa Wararka
  • Visits: 253
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciyaartii Caalamiga Ee Fifa Ka Yaabisay!

    Sanadkii 1950 ciyaarihii kooba aduunka waxa qaybaha danbe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sanadkii 1950 ciyaarihii kooba aduunka waxa qaybaha danbe


 ku soo dhowaaday kooxda dalkaa Hindiya. Ciyaartaasi ayay isku soo hagaageen kooxda Baraasiil. Haddaba waxa yaab noqotay in maamulayaashii Hindiya ay ka codsadeen Fifa ina ay u ogolaato in ciyaartowgoodu ay ku cayaaraan kabo la’aan madaama ay sidaasi caado ka dhigteen.


Codsigaasi waxa diiday oo ka hor yimi Fifa, waxayna arintaasi keentay in ciyaartowgii Hindiya iyo maamlkooduna ay diidaan inay ciyaartaasi ka qayb galaan.


FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

LATEST NEWS