Xadaaraddii Dhisay Magaalooyinka Qadiimiga Ah!

0
Saturday 8th May 2021 10:50:43 in Aragtida Dadweynaha by Madaxa Wararka
  • Visits: 215
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xadaaraddii Dhisay Magaalooyinka Qadiimiga Ah!

    Sanadkii 1963 ayaa la helay magaalo ku taalla dhulka hoostiisa oo ay ka dhisan yihiin 118 dabaq.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sanadkii 1963 ayaa la helay magaalo ku taalla dhulka hoostiisa oo ay ka dhisan yihiin 118 dabaq.

Sanadkii 1963 ayaa la helay magaalo ku taalla dhulka hoostiisa oo ay ka dhisan yihiin 118 dabaq. Magaaladan oo lagu magacaabo Dirinkoyo waxa ku degenaa dad gaadhaya 20 kun qof, waana magaalad ugu weyn dunida ee laga helay dhulka hoostiisa.

Magaalada Dirinkoyo waxay ku taalla mandaqada Cappadocia ee dalka Turkiga. Waxaana la sheegay inay 100 mitir dhulka hoos u jirto, waana magaalo si fiican u lahayd goobaha baahiyaha bulshada, inkasta oo aanay ahayn mid aad saraysa.

Waxaana magalaadan dhisay xadaaradihii hore ee ay dagaaladu joogtada ahaayeen si ay u helaan goob amaan ah oo ay ku noolaadan. Magaaladan aya lahayd albaab yar oo laga galo lagana baxo


FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

LATEST NEWS