Xikmad Nolosha La Xidhiidha oo xaqiiq ah..

0
Saturday 8th May 2021 10:52:16 in Aragtida Dadweynaha by Madaxa Wararka
  • Visits: 220
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xikmad Nolosha La Xidhiidha oo xaqiiq ah..

    "Reer galbeedku inagama caqli badna halkaynu isku dhaafnay ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Reer galbeedku inagama caqli badna halkaynu isku dhaafnay ah


waa iyagu waxay isgarab taagan kooda guul daraystay ilaa uu ka guulaysanayo, halka inagu keena guulaysta aynu la dagaalano ilaa inta uu guuldaraysanayo " Xikmad Carbeed

" Waalida macnaheedu waa qof samaynaya wixii uu samayn jiray isagoo u samaynaya sidii uu hore ugu samayn jiray isaga filaya in natiijo tii hore ka duwani kasoo baxdo”

"Waxaan necebahay qof tagaan meeshu joogay dhowr sano ka hor, dhinac kasta oo nolosha ah”

" Waxa fiican in qofku dunida kaga tagto wax muuqda”

 

" Markaad dhalatay waa lagugu eedaamay, mana garanaysid qofka kugu adimay, markaad dhimatana waxa lagu tukanayaa Salaad aan Eedaan lahayn, mana taqaanid cida kugu tukanaysa, inta u dhaxaysa Eedaanka hore iyo salaadda lagu tukaday ayaad dunida joogta”

" Markaad dhalatay maad garanayn qofka ku qabtay, markaad dhimatana mataaqanid cida iilka ku dhigaysa”



FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

LATEST NEWS