Maalinta Qiyaamaha:W/Q Yahye Xanas

0
Saturday 8th May 2021 11:06:32 in Aragtida Dadweynaha by Madaxa Wararka
  • Visits: 269
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maalinta Qiyaamaha:W/Q Yahye Xanas

    Nebi Muxamad-NNKH, waxa uu inoo sheegay in Adoon la soo hordhigayo in ka badan 99 gal-dacwadood

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nebi Muxamad-NNKH, waxa uu inoo sheegay in Adoon la soo hordhigayo in ka badan 99 gal-dacwadood


 oo koobsanaya dembiyadiisii ifka, waxa uu Alle weydiinayaa ma jirtaa xasanaad aan kaa duudsinay, waxa uu qirayaa in dembiyaddan uu wada galay sidoo kalena aanay jirin xasanaad uu lahaa oo la dafiray.


Adoonnkaas oo argagaxsan oo ka cabsi qaba gal-dacwadeedyadiisa buuxinaya ilaa inta ishiisu qabato ayaa uu Alle odhanaya sug bal! Waxa jira hal-xasano oo kuu hadhay, waxana lasoo qabanayaa Kaadh-yar oo ku xardhantahay Tawxiidkiisi.



Waxa la isku Miisaamayaa 99kii file iyo Cardkii yaraa waxana la kacaya Cardka oo imaankiisa iyo Alle ka cabsigiisi dhabta ahaa ayaa uu ku mutaysanaya in Rabbi ku arsaaqo Janno.


Alle in Fadliga Ramadaan inoogu dembi dhaafo maxaad tidhaahdeen?
'Ramadaan Kareem.

FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

LATEST NEWS