Mucjisada Dareenka Carrabka!

0
Monday 10th May 2021 10:05:27 in Aragtida Dadweynaha by Madaxa Wararka
  • Visits: 309
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mucjisada Dareenka Carrabka!

    Koox sayanis yahano ah oo ka socday Jarmalka iyo Maraykanka ayaa cadeeyay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Koox sayanis yahano ah oo ka socday Jarmalka iyo Maraykanka ayaa cadeeyay


inay heleen dareemayaal cusub oo aan hore loo ogayn oo carrabku leeyahay.


 

Cilmi baadhista ayay ku sheegeen inuu Carabku awood u leeyahay inuu dhadhamiyo afar nooc oo kala ahaa : Macaanka, Qadhaadhka, Milixda iyo dhanaanka liimaha iyo wixii la mid ah.


 

Waxaana aya cadeeyeen in qayb kasta oo carabka ka mid ahi ay dareemayso noocdyadan, waxa kale oo ay cadeeyeen in Carabku u awoodo in dareemo cabitaano aan iyagu dhadhan lahayn sida biyaha. Tijaaboyin kala duwan oo ay ku sameeyeen Jiirka iyo carabkiisa ayay ku ogaadeen in Carabka unugyadiisa ay isku mar wada hawlgalaan si lo xaqiijoyo dareeraha soo galay dhadhankiisa.



FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

LATEST NEWS