Dhiig Karka Iyo Dawada Sinjibiisha

0
Monday 10th May 2021 11:21:28 in Aragtida Dadweynaha by Madaxa Wararka
  • Visits: 589
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhiig Karka Iyo Dawada Sinjibiisha

    Sinijibisha ayaa la cadeeyay inay dawo aad u wanaagsan tahay,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sinijibisha ayaa la cadeeyay inay dawo aad u wanaagsan tahay,

waxaana la sheegay inay ku badana tahay maadada Gengirol oo ah tan ka qayb qaadata habsami u socodka dhiiga iyo inuu noqdo mid si fiican u dhex mara xidida. Waxaana ay warbixntu intaasi ku dartay inay Sinjibiishu kor u qaado saafinimada dhiiga iyo marinada dhiigu maro oo ay ka ilaaliso inay awdmaan.


Walaxda Gengirol waxa kale oo ay caawisa in Dhiigu si aan xayiraad lahayn u socdo isaga oo xambaarsan Ogsajiin ku filan, Nafaqooyin iyo waxyaalaha kale ee daruuriga u ah Jirkeena, isagoo gaadhsiinaya unugyadu Jidhkeenu ka kooban yahay.

Sinjibiishu waxay kaloo u dawo u tahay Dadka kudawakha Safarada, Xanuunka ku dhaca Ciridka, Nabarada, kabuubyada Xubnaha jidhka laga dareemo. Noocyo tiro bdan oo Bakteria ah waa dawada ugu wanaagsan.

Sinjibiishu waxay dejisaaMaskaxda, cadaadiska Dhiiga oo ay hoos u dhigto, Apiete-ka oo ay Qofka u furto, fududaynta Dheefshiidka, ka hortaga Mataga iyo xanuunada yalaalugada, Xabka oo ay ka soo goyso dadka qufacaya iyo weliba iyadoo wax weyn u tarta Dadka aan ceshan Karin kaadida. (British Medical Journal )



FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

LATEST NEWS