[War Deg Deg Ah:-] Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Safar U Baxaya & Dalka Uu Ku Wajahan Yahay.

0
Friday 14th May 2021 12:14:12 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 1529
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [War Deg Deg Ah:-] Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Safar U Baxaya & Dalka Uu Ku Wajahan Yahay.

    Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Safar U Baxaya & Dalka Uu Ku Wajahan Yahay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Safar U Baxaya & Dalka Uu Ku Wajahan Yahay.


Hargeysa(Karin News)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta safar ugu baxaaya dalka Jabuuti isagoo martiqaad rasmi ah ka helay dhigiisa dalkaasi Jabuuti Ismaacil Cumar Geelle.



Madaxweyne Muuse ayaa ka qayb geli doona munaasibada caleemo saarka Madaxweynaha Jabuuti oo mar kale ku guulaystay doorashadii dalkaasi ka dhacay horaantii bishii Abriil ee sanadkan.


Madax kala duwan oo ka socda wadamada Afrika iyo caalamka ayaa sidoo kale lagu casuumay munaasibada caleemo saarka ee Madaxweynaha Jabuuti oo horaanta toddobaadka cusub loo qorsheeyey inay qabsoonto.




Isha xogta: Weriye Luqmaan Maxamed Faarax.











LATEST NEWS