[DEG DEG:-] Maydad Iyo Dhaawacyo La Keenay Cisbitaalka Guud Ee Magaalada Hargeysa.

0
Sunday 16th May 2021 06:40:55 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 2552
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [DEG DEG:-] Maydad Iyo Dhaawacyo La Keenay Cisbitaalka Guud Ee Magaalada Hargeysa.

    Maydad Iyo Dhaawacyo La Keenay Cisbitaalka Guud Ee Magaalada Hargeysa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maydad Iyo Dhaawacyo La Keenay Cisbitaalka Guud Ee Magaalada Hargeysa.


Hargeysa (Karin News)- Laba qof ayaa ku dhintay saddex kalena waa ay ku dhaawacmeen, kadib shil gaadhi oo goor dhaweyd ka dhacay degaanka Abaarso ee dhanka galbeed ee magaalada Hargeysa, Maydadka iyo dhaawaca ayaa hadda la keenay cisbitaalka guud ee magaaladda Hargaysa.




Dhinaca kale Cisbitalka ayaa sidoo kale la ‘ keenay maydka nin ku dhacay ceel ku yaal deegaanka Isha Gobka ee koonfurta magaalada Hargaysa Sidaasi waxaa warbaahinta u xaqiijiyay mid ka mid ah saraakiisha caafimaadka.



LATEST NEWS