[DEG-DEG:-] Jabhad ka howlgasha Itoobiya oo afduubatay dad u dhashay Shiinaha

0
Sunday 16th May 2021 11:13:17 in Wararkii Maanta by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 828
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [DEG-DEG:-] Jabhad ka howlgasha Itoobiya oo afduubatay dad u dhashay Shiinaha

    Jabhad ka howlgasha Itoobiya oo afduubatay dad u dhashay Shiinaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jabhad ka howlgasha Itoobiya oo afduubatay dad u dhashay Shiinaha



Jabhad ka dagaalanta dalka Itoobiya ayaa sheegtay inay afduub u haystaan saddex muwaadin oo u dhashay dalka Shiinaha kuwaas oo macdan qodis ka waday Gobolka Oromiya ee galbeedka waddankaasi.

Ciidanka xoreynta Oromada ee OLA ayaa sheegay inay raggaasi ku qabteen meel u dhow magaalada Mendi.

Waxay sheegeen in aaney aqoonsaneyn qandaraasyada macdan qodista ee ay bixiso dowladda isla markaana howlahaas ay horseedeen barakac saameeyay shacabka.

Jabhadda OLA oo ka go'day urur siyaasadeedka mucaaradka ee Oromo Liberation Army ayaa lagu eedeeyay afduubyo iyo weeraro ka dhacay galbeedka iyo koonfurta Itoobiya.





BBC
LATEST NEWS