Jilaa Sooraan Oo Cisbitaal Burco Ku Yaal La Dhigay Iyo Xaaladihii Ugu Dambeeyay.

0
Monday 17th May 2021 09:05:48 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 528
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jilaa Sooraan Oo Cisbitaal Burco Ku Yaal La Dhigay Iyo Xaaladihii Ugu Dambeeyay.

    Jilaa Sooraan Oo Cisbitaal Burco Ku Yaal La Dhigay Iyo Xaaladihii Ugu Dambeeyay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jilaa Sooraan Oo Cisbitaal Burco Ku Yaal La Dhigay Iyo Xaaladihii Ugu Dambeeyay.



Burco-(Karin News) Jilaa Ibraahim Ismaaciil Sugulle oo loo garan og yahay "Sooraan” ayaa la dhigay Cisbitaalka gaarka u ah bukaanka uu asiibay Xanuunka Safmarka ah ee COVID_19 ee ku yaalla Magaalada Burco.



Jilaa Sooraan Ismaciil Sugule ayaa u jiifa Xanuunka Covid19 oo haleelay, Waxaana xaaladiisa caafimaad lagula tacaalayaa cisbitaalka ku yaalla Burco.




LATEST NEWS