Afar Qof Oo London Loogu Xidhay Kiis La Xidhiidha Dadka Yahuudda Iyo Xaalada Oo Kacsan [ Gudaha Ka Akhriso]

0
Monday 17th May 2021 12:12:26 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 396
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Afar Qof Oo London Loogu Xidhay Kiis La Xidhiidha Dadka Yahuudda Iyo Xaalada Oo Kacsan [ Gudaha Ka Akhriso]

    Afar Qof Oo London Loogu Xidhay Kiis La Xidhiidha Dadka Yahuudda Iyo Xaalada Oo Kacsan .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Afar Qof Oo London Loogu Xidhay Kiis La Xidhiidha Dadka Yahuudda Iyo Xaalada Oo Kacsan .



London(Karin News)- Booliiska magaalada London ayaa xiray afar qof kadib markii baraha ay bulshada lagu wadaagay muuqaal muujinaya dadkan oo ay baabuur ay ku dhex wateen xaafad ay ku badan yihiin dadka Yuhuudi ahi kuna qaylinaya, sida booliisku sheegay, hadallo Yuhuud nacayb ah.




Wadada Finchley Road oo ku taalla waqooyiga London kana mid ah degmooyinka ay dadka Yuhuudu ku badan yihiin ayaa muuqaalkan oo uu qof daaqadiisa ka duubay waxa laga arkayaa baabuur badan oo ay ka lushaan calanka Yuhuudu iyada oo dadka gaadiidkaas saarnaana ay ku dhawaaqayeen hadallo hanjabaado ah.



Booliska London
LATEST NEWS