Beenta Iyo Halista Ay Leedahay

0
Tuesday 18th May 2021 09:00:52 in Aragtida Dadweynaha by Madaxa Wararka
  • Visits: 299
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Beenta Iyo Halista Ay Leedahay

    Saxaabiga C/raxmaan Binu Abiibakar (Rc) wuxu yidhi Rasuulka Allah (scw) wuxu yidhi :"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Saxaabiga C/raxmaan Binu Abiibakar (Rc) wuxu yidhi Rasuulka Allah (scw) wuxu yidhi :"
Ma adiinka waramaa denbiyada waaweyn, waxaanu ku nidhi Haa Rasuulkii Allow (scw) , Rasuulku wuxu yidhi " Waa Allah oo loo shariik yeelo, (wax lala wadaajiyo) iyo Waalidka oo caasi lagu noqdo, Rasuulku wuxu ahaa mid dengiiga, ka dibna wuu soo fadhiistay waxaana uu yidhi " iyo Hadalka Beenta ah” Wuxu ku celceliyay hooyay waa hadalka beenta ah, waa hadalka beenta ah " , ilaa aanu is nidhi muu iska aamuso markii uu joojin waayay”


Hadalka beenta ee la samaynayo wuxu dhibaato ku yahay diinta iyo nolosha bulshada, waana in qofka muslinka ahi denbiga beenta ah iska ilaaliya , inuu isagu abuuro iyo inuu faafiyo mid la abuuray labadaba.


FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

LATEST NEWS