Xikmadaha Cajiibka Ah Ee Maanta.

0
Tuesday 18th May 2021 09:10:14 in Aragtida Dadweynaha by Madaxa Wararka
  • Visits: 285
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xikmadaha Cajiibka Ah Ee Maanta.

    Waxa la waydiiyay Imaam Ahmed (Allah U Naxariitee) Qofka banii'aadamka ahi goorma ayu daal iyo shaqo ka nasanayaa ?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa la waydiiyay Imaam Ahmed (Allah U Naxariitee) Qofka banii'aadamka ahi goorma ayu daal iyo shaqo ka nasanayaa ? Waxaana uu ku jawaabay " Marka uu lugta u horaysa Janada la galo ayuu ka nasanayaa " Allah ha inagu arsaaqo janadiisa.
  • Nin dadkii wanaagsana ee hore ka mid ahaa ( Salafu Saalix) ayaa yidhi " Haddii aad la kulanto, qudhaanjo godkeeda ku socota haku joogsan, adigoo dar Allah (sw) arinkaasi u samaynayaaā€¯. Waxaana laga yabaa in Allah (sw) kuugu naxariisto sida aad iyadaba ugu naxariisatay.
  • " Haddii aad soo marto Shimbir biyo cabaysa, iska jir inaad u dhowaato oo aad cabsi ku abuurto, adigoo arinkaasi Allah dartii u samaynaya, waxaana laga yabaa in maalinta Qiyaame Allah (sw) ku magan geliyo arinkaasi. " Hana yarysan wanaag, ma garanaysid kan jano aad ku gelyasee.

FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

LATEST NEWS