Cudur Daarada Beenta Ah

0
Tuesday 18th May 2021 10:00:42 in Aragtida Dadweynaha by Madaxa Wararka
  • Visits: 237
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cudur Daarada Beenta Ah

    Xafiiskan waxa macmiil u ah oo ku tiirsan shaqaalaha caajiska ah ee caadada ka dhigta inay shaqada khiyaameeyaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xafiiskan waxa macmiil u ah oo ku tiirsan shaqaalaha caajiska ah ee caadada ka dhigta inay shaqada khiyaameeyaan.

Shaqaalaha caajiska ahi ee shaqada ka seexday marka uu yimaado waxay u qortaa cudur daar been ah oo cadaynaya sababta uu shaqada uga maqnaaday, waxaana halkii waraaq ah ee loogu qoro cudur daar been ah ay ka qaadaan lacag dhan $ 25.


Asaasaha xaruntan ayaa sheegay in markii uu sameeyay uu ku bilaabay lacag $ 300, Laakiin wakhtigan uu noqday maalqabeen milaynaeer ah, sababtuna ay tahay iyadoo macmiisha shaqaalaha caajiska ah ay xoogan yihiin. Waxaana uu sheegay inay u sameeyaan dadka caajiska ahi cudur daaro ay u arkaan macquul maamulayaashooda,


FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

LATEST NEWS