Deeganka saaxil Barri W/Q DA'UUD FAARAX Berbera.

0
Tuesday 18th May 2021 10:14:10 in Aragtida Dadweynaha by Madaxa Wararka
  • Visits: 679
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deeganka saaxil Barri W/Q DA'UUD FAARAX Berbera.

    Dhulka gobolka saaxil waa dhul wanaagsan o isagu jira banan ,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhulka gobolka saaxil waa dhul wanaagsan o isagu jira banan ,



 

 bad iyo buur waxan halkan kusoo qaadanaynaa deganka saaxil barri ama loo garan ogyahay dhulka habar jeclo waxa uuna ka koobanyahay degmooyinkan iyo tuuloyinkan hoose inaga o jifi jifi ukala Qaadayna.

 

1.Degaanka Xasan Daahir:

Deganka xasan daahir waa kan e barasho wanaagsan.

Bahdoon , beeyo dhaadher , Magab , Biyo guure , Bohol , Siyaara , Afgooye , Gunburbooceed , Barbar-Roor , ceel daraad , Beeyo guulan , iyo degmada xagal.

 

2.Degaanka axmed Faarax:

Deganka axmed faarax waa kan e barasho wanaagsan:

Beeyo macaan , ceel dheere , kimbidha.

 

3.Degaanka Cumar jibriil

Degaanka cumar jibriil waa kan e barasho wanaagsan:

Xididaalay , Baylah male , Qaraadh , Tuulo Soobiye , Dhuxunka.

4.Deganka Reer Yooniska:

Deganka reer yooniska waa kan e barasho wanaagsan:

Karrin , Raari Buul , Ceel baxay , Laas muuse Iyo degmada Laas ciidle

 

Xogtan waxaan kazoo uririyay dad deeganka ah waaana xog sugan waxan soo gudbin doona deganka galbeedka e beesha ciise muuse iyo deeganka koonfirta ee beesha habar yoonis waxanan soo wada gudbin doona dhamaan gobolada kale e dalkeena Somaliland.

 

 

Fiiro Gaar ah:

 

Xogtan waxba lagama badali karo waxna laguma dari karo idin la”aan insha allah kaliya ujeedka aan ka leayahay waa barasho dalkeena ah.

Contact: [email protected]



FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

LATEST NEWS