Kumanaan Kiisas Cudurka Cusub Ah Oo Laga Helay Salka Dalka Hindiya.

0
Tuesday 25th May 2021 07:00:13 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 288
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kumanaan Kiisas Cudurka Cusub Ah Oo Laga Helay Salka Dalka Hindiya.

    Kumanaan Kiisas Cudurka Cusub Ah Oo Laga Helay Salka Dalka Hindiya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kumanaan Kiisas Cudurka Cusub Ah Oo Laga Helay Salka Dalka Hindiya.



Hindiya ayaa diiwaan gelisay in ka badan 8,800 kiisas oo ku saabsan 'cudurka caambarta madow' oo si weyn uga dillaacay halkaas.



Cudurkan waxaa sababa cabuuqa loo garanayo mucormycosis oo mid naadir ah oo horseedi kara dhimasho. Dadka qaar ee uu cudurkan ku dhacay waxaa lagu badbaadiyay in laga saaro indhaha.



Bilihii la soo dhaafay, Hindiya waxaa laga soo tebiyay kumaanan kiisas ah oo ku saabsan cudurkan oo saameeyay dadka ka bogsaday xanuunka Covid-19.


Dhakhaatiirta Hindiya waxay BBC u sheegeen in kiisaska cudurkan ay maalinkii kor u kici karaan 12 ilaa 18, gaar ahaan dadka ka caafimaada Karoona.

LATEST NEWS