Shaxda Natiijada Golaha Wakiilada 2021 Qore Mukhtar Cilmi

0
Wednesday 26th May 2021 08:30:40 in Aragtida Dadweynaha by Madaxa Wararka
  • Visits: 340
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shaxda Natiijada Golaha Wakiilada 2021 Qore Mukhtar Cilmi

    Asalaamu calaykum waraxmatulaahi Wabarakaato.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Asalaamu calaykum waraxmatulaahi Wabarakaato.

Waxaan halkan ku soo bandhigaya shaxda ku dhaw ee ku heli doonaan qabaayilka somaliland kuraasta golaha wakiilada ee 31 May dhici doonta. Waxaan lu horeyn doonaa Gobolka moroodijeex :


Shaxda Gobolka Moroodijeex = 20 kursi

Sacad muuse/Habar Awal = 10 Kursi
Ciise Muuse/ Habar Awal = 1 kursi
Isaxaaq /Habar yoonis = 4 kursi
Ciidagale = 2 kursi
Arab = 2 kursi

Samaroon = 1 kursi
_________________________________
Shaxda Gobolka Togdheer = 15 kursi

Habar jeclo = 7 kursi
Habar yoonis = 6 kursi
Habar awal = 1 kursi
Dhulbahaante = 1 kursi
__________________________________
Shaxda Gobolka Sanaag = 12 kursi

Muuse Ismaaciil/Habaryoonis = 6 kursi
Sacad yoonis/Habar yoonis = 1 kursi
Muuse Abokor/Habar jeclo= 3 Kursi
Dhulbahaante/naaley axmed = 1 kursi
Warsangali = 1 kursi
_________________________________
Shaxda Gobolka Saaxil =10 kursi

Ciise muuse/habar awal= 7 kursi
Muuse cabdalle/Habar yoonis= 2 kursi
Muuse Abokor/ Habar jeclo = 1 kursi
_________________________________
Shaxda Gobolka Sool = 12 kursi

Dhulbahaante = 7 kursi
Habar jeclo = 4 kursi
Habar yoonis = 1 kursi
_________________________________
Shaxda Gobolka Awdal = 13 kursi

Samaroon = 11 kursi
Ciise = 2 kursi
__________________________________

Garxajis 22 = Habar yoonis 20 cidagale 2

Habar Awal 19 = sacad muuse 10 ciise muuse 9

Habar jeclo 15 kursi

Arab = 2 kursi

Dhulbahante = 9 kursi

Samaroon = 12 kursi

Warsangali = 1 kursi

Ciise = 2 kursi
__________________________________

Qore Mukhtar Cilmi


FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

LATEST NEWS