Mucaarid Majiro Waa NGO Lagu Shaqeysto

0
Wednesday 26th May 2021 11:09:55 in Aragtida Dadweynaha by Madaxa Wararka
  • Visits: 485
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mucaarid Majiro Waa NGO Lagu Shaqeysto

    Iyadoo ay soo dhawaatay qabashada doorashooyinka wakiilada iyo deegaanka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Iyadoo ay soo dhawaatay qabashada doorashooyinka wakiilada iyo deegaanka


ayan arkaye hab u socodka xisbiyada mucaarid isku sheega ah ee aan waxba diidi karin,sababtaa maa idin sheega!?.

Waati cirro iyo faysal lagu hanjabay in xisbiyo laydinku furayo doorashadan ka hor hadii aad aqbali weedaan ku shubashada aanu ku shubanayno doorashadan soo socota waa runtii layska arko kadib at soo baxeen gabiley oo foljari balaadhan la jiro tirada iska diwaangalisay iyo berbera oo 83 Kun ah oo waligeed 50 kun dhaafin la yidhi waa diiwaangalin!...


Haduu maanta cirro iyo faysal ba Natiijadan fooljariga ku galaan doorashadda ogsoonaada in ay labadooda hoos ugu jiraan muuse biixi iyo kulmiye ba oo sii xukumo dalka iyagoona ay ku macaashaan wuxuu kulmiye u soo tuuro!...

Waxaana use jeedinaya taageeraasha waddani iyo ucid ay gabi ahaanba ay karaan kaalintoodii dhaqaale waayo ragan maaha dad han leh waa laba nin ku shaqeysanaya jeebka dadka, kay layfaana ay dibada usoo tuuraan,ilayen indhihiina ku aragtayen inta nin ee wax arkay iska casilay sheegayna kulmiye in u labadan haysto!,,mana ahaa axsaab jira.

Labadan xisbi waxay u baahan yihiin gurmad iyo badbaado,Iska wada casilay oo u haweya xarumahooda, yaa lagu isticmaalin meeshu waa NGO ,caqligaagu ha sheeqeyo..

Qore mukhtar cilmi

[email protected]

FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

LATEST NEWS