[Xasaasi:-] Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Soo Saartay Amaro La Xidhiidha Dabaa-Degyada Guusha Doorashada.

0
Sunday 6th June 2021 10:00:25 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 194
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Xasaasi:-] Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Soo Saartay Amaro La Xidhiidha Dabaa-Degyada Guusha Doorashada.

    Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Soo Saartay Amaro La Xidhiidha Dabaa-Degyada Guusha Doorashada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Soo Saartay Amaro La Xidhiidha Dabaa-Degyada Guusha Doorashada.


Hargeysa (Karin News ) – Wasiirka wasaaradda arrimaha guddaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo warbaahinta kula hadlaayay magaalada Hargeysa ayaa sheegay in aan la ogolayn in murashixiinta komishanku ugu dhawaaqo in ay guul ka gaadheen doorashadii isku sidkanayd ee golaeyaasha wakiilllada iyo degaanka in aanay samayn karin wax isku soo baxyo ah ah, maadaama oo arrintaasi samayn ku yeelnayso ammaanka dalka.




Wasiir Maxamed Kaahin wuxuu xusay in doorashadii isku sidkanayd ee goleyaasha wakaiillada iyo degaanku ay u dhacday hannaan xor iyo xallaal ah, isla markaana aan loo baahnayn in lagu kaco falal carqaladayn kara doorashdaas u dhacday hannaanka wacan.


Ugu dambayn wasiirka wasaaradda arrimaha guddaha Somaliland Maxamed Kaahin wuxuu u mahadceliyay ciidamada kala duwan ee dalka iyo guud ahaan shacabka Somaliland oo doorashadaas uga qayb-qaatay doorashadaas, ilaaliyayna habsami u socodkeedii.







LATEST NEWS