Mar waa kuu guul , marna waa kuu guuldaro

0
Sunday 6th June 2021 12:00:58 in Aragtida Dadweynaha by Madaxa Wararka
  • Visits: 477
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mar waa kuu guul , marna waa kuu guuldaro

    Guusha laba doorasho oo ka madax banaan faro gelin waa mudanaha ku amaanan mudane Biixi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guusha laba doorasho oo ka madax banaan faro gelin waa mudanaha ku amaanan mudane Biixi


 , mar kale  madaxweyne waa cashar u baahan in cilmi kaaga kordho in xisbul xaakimka lagaga adkaado doorashooyinka qabsoomay.


Mudane Madaxweyne ,  Hu'gaagu waa kula baryo tagaa bay soomalidu tidhaahdaaye , Xulashada Rakaab tayo le ayaa cod dhalan kara , Fariinta shacabku direen ee ay codkooda ku muujiyeena waa mid u baahan inaad dhugatid mana aha mid aad indhaha ka qarsan karaysid ,  waxaan se  rajaynaya inaad xulan doontid rakaab ku anfaca oo meteli kara shacabka iyo goboladooda , Cashar aad ka baran doontid  fasiraadaha iyo sawirada qaldan ee ay rakaabkaagu kuu soo tebiyaan waa midaan rajaynayno inaad cibaaro ku qaadan doontid.

FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

LATEST NEWS