Seddax Arrimood Ka Ogow Dawada Loo Helay Cudurka Ilowshaha Ama Asaasaqa.

0
Thursday 10th June 2021 06:30:02 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 312
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Seddax Arrimood Ka Ogow Dawada Loo Helay Cudurka Ilowshaha Ama Asaasaqa.

    Seddax Arrimood Ka Ogow Dawada Loo Helay Cudurka Ilowshaha Ama Asaasaqa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Seddax Arrimood Ka Ogow Dawada Loo Helay Cudurka Ilowshaha Ama Asaasaqa.

Waa markii ugu horreysay, ku dhawaad 20 sano ka dib, oo dalka Mareykanka laga ansixiyay dawada xanuunka asaasaqa, waxaana sidoo kale lagu wadaa in dawadan laga isticmaalo dalal kale sida Britain Dawada Aducanumab ayaa bartimaameedsan doontaa waxyaabaha dhaliya xannuunka asaasaqa ama ilowshaha iyo hilmaamka.




Hay'daha samafalka ayaa soo dhaweeyay wararka ku saabsan in dawadan cusub la helay Balse seynisyahannada ayaa ku kala qeybsan waxtarka dawadan maadama uu jahwareer ka taagan yahay natiijada ka soo baxday tijaabadii lagu sameeyay.


Ugu yaraan 100,000 qof oo ku nool UK oo qaba xanuunka asaasaqa ayay suurtagal tahay in la siiyo dawada, waa haddii waaxda qaabilsan tayada dawooyinka ee UK ay ansixiso isticmaalkeeda.


Waaxda la socota tayada dawooyinka Mareykanka ayaa sheegtay in ay heyso caddeymo la isku haleyn karo uu ku aadan waxtarka dawadan ay u leedahay bukaanada uu ku dhacay cudurkan maskaxda waxyeeleeya.







LATEST NEWS