Madaxweynaha Wadanka Uganda Oo Ku Dhawaaqey Golihiisa Wasiirada [ Gudaha Ka Akhriso]

0
Thursday 10th June 2021 06:40:33 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 134
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Wadanka Uganda Oo Ku Dhawaaqey Golihiisa Wasiirada [ Gudaha Ka Akhriso]

    Madaxweynaha Wadanka Uganda Oo Ku Dhawaaqey Golihiisa Wasiirada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Wadanka Uganda Oo Ku Dhawaaqey Golihiisa Wasiirada

Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni, ayaa magacaabey 31 wasiir, iyo ku xigeenadooda oo gaaraya 50. Liiska ayaa waxaa ka muuqda toban wasiir oo haween ah.



Jessica Alupo, oo ah sargaal ciidanka ka hawl gabtay, ayaa haatan noqotey madaxweyne kuxigeen, waana haweeneydii labaad ee taariikhda dalkani, ee loo magacaabay jagadan Robinah Nabbanja, oo ah xubin sare oo kamid ah xisbiga talada haya, ayaa noqotey ra’iisal wasaare. Waxey kal hore aheyd wasiir kuxigeenka caafimaadka.


Golahan wasiirada ee cusub ayaa waxaa ka muuqda xubno badan oo ka yimid dhanka iyo ciidamada. General David Muhoozi, ayaa noqdey wasaar kuxigeenka arrimaha gudaha.



Mid kamid ah qareenada madaxweynaha, Kiryowa Kiwanuka, ayaa noqdey xeer ilaaliyaha guud ee cusub ee haatan la magacaabay Sam Kuteesa, oo ah wasiir arrimo dibadeedkii uggu waqti dheeraa ee dalkani, ayaa haatan kasoo muuqan liiska cusub ee golaha wasiirada



LATEST NEWS