[DEG DEG:-] Siyaasi Maxamuud Xaashi Cabdi Oo Ku Biiray Isbahaysiga Xisbiyada Mucaaradka Ah & Arrimaha Soo Kordhay.

0
Thursday 10th June 2021 12:35:55 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 2025
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [DEG DEG:-] Siyaasi Maxamuud Xaashi Cabdi Oo Ku Biiray Isbahaysiga Xisbiyada Mucaaradka Ah & Arrimaha Soo Kordhay.

    Siyaasi Maxamuud Xaashi Cabdi Oo Ku Biiray Isbahaysiga Xisbiyada Mucaaradka Ah & Arrimaha Soo Kordhay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasi Maxamuud Xaashi Cabdi Oo Ku Biiray Isbahaysiga Xisbiyada Mucaaradka Ah & Arrimaha Soo Kordhay.


Hargeysa(Karin News- Guddoomiye Cirro, guddoomiye Faysal iyo Siyaasiga Maxamuud Xaashi, ayaa maanta Hargeysa ku kulmay.



Ma jiro war ka soo baxay kulankooda balse ilo-kala duwan ayaa tibaaxaya in ay ka arrinsadeen sidii Mucaaradku u hananlahaa shirguddoonka Wakiillada cusub.



Xisbiyada Mucaaridka Somaliland ee UCID iyo WADDANI ayaa ku dhawaaqay isbahaysi ay ugu awood sheeganayaan Xukuumadda islamarkaana ay ku hananayaan Shirgudoonka Golaha wakiilada iyo Maayarada Caasimaddaha Dalka.


Isha kuhay Karin News 








LATEST NEWS