Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Xildhibaan Cabdikariim Axmed Mooge Oo Kulan Qarsoodi Ah Yeeshay & Xogo Kasoo Baxaya.

0
Thursday 10th June 2021 13:04:46 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 1847
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Xildhibaan Cabdikariim Axmed Mooge Oo Kulan Qarsoodi Ah Yeeshay & Xogo Kasoo Baxaya.

    Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Xildhibaan Cabdikariim Axmed Mooge Oo Kulan Qarsoodi Ah Yeeshay & Xogo Kasoo Baxaya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Xildhibaan Cabdikariim Axmed Mooge Oo Kulan Qarsoodi Ah Yeeshay & Xogo Kasoo Baxaya.

Kulankii labaad ayaa maanta dhex maray madaxweynaha Somaliland iyo xunnaha Golaha deegaanka Hargeysa ee uu hoggaamiyo Cabdikariin Axmed Mooge.


Inkastoo aaney maanta warbaahinta la hadal labada dhinac ee kulmay, haddana wararka laga helayo kulanku waxay sheegayaan in dhinaca madaxweynuhu (KULMIYE) ay doonayaan Maayir ku xigeenka Hargeysa, halka Maayirka loo wado Cabdikariin Axmed Mooge.



Waxaa xusid mudan in aan weli si rasmi ah la isloola qaadan doonista labada dhinac, balse kulamo danbe ayaa loo ballamay, kulankii maantana waxaa uu kusoo dhammaadey jawi degan.









LATEST NEWS