UCID Iyo WADDANI Oo Ku Heshiiyey In Maayarka Iyo Maayar Ku-xigeenka Burco Uu Qaato Xisbiga UCID.

0
Saturday 12th June 2021 09:20:30 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 565
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    UCID Iyo WADDANI Oo Ku Heshiiyey In Maayarka Iyo Maayar Ku-xigeenka Burco Uu Qaato Xisbiga UCID.

    UCID Iyo WADDANI Oo Ku Heshiiyey In Maayarka Iyo Maayar Ku-xigeenka Burco Uu Qaato Xisbiga UCID.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

UCID Iyo WADDANI Oo Ku Heshiiyey In Maayarka Iyo Maayar Ku-xigeenka Burco Uu Qaato Xisbiga UCID.

Kulan ay xalay isugu yimaadeen madaxda xisbiyada mucaaridka ah ee WADDANI Iyo UCID (Isbahaysiga) ayaa lagu go'aamiyey cida noqonaysa maayirka iyo maayir ku xigeenka degmada Burco. 


Kulankan ayay mucaaridku ku go'aamiyeen in maayarka iyo kuxigeenka Burco la siiyo xisbiga UCID.



Waxaana loo xulay sidan:

1- Maayarka Burco, Cabdirisaaq Ibraahim Cabdi (Hero)

2- Maayar ku xigeenka Burco Dr Mukhtaar Cabdi Maxamuud (Baaryare)





ISHA KUHAY KARIN NEWS 



LATEST NEWS