Aaabaha Qoyska Ugu Balaadhan Adduunka Oo Dhintay + Sababta.

0
Tuesday 15th June 2021 08:00:10 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 380
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aaabaha Qoyska Ugu Balaadhan Adduunka Oo Dhintay + Sababta.

    Aaabaha Qoyska Ugu Balaadhan Adduunka Oo Dhintay + Sababta.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Aaabaha Qoyska Ugu Balaadhan Adduunka Oo Dhintay + Sababta.


Nin 76 jir ah oo la aaminsan yahay inuu hormuud u ahaa qoyska ugu ballaaran dunida ayaa ku dhintay gobolka Mizoram ee dalka Hindiya Ziona Chana, ayaa dhintay Axaddii isagoo ka tagay 38 xaas ah, 89 carruur iyo 36 carruur oo uu awoow u yahay.



Warkan waxaa shaaciyay guddoomiyaha gobolka Mizoram, Zoramthanga, oo bartiisa Twitterka ku soo qoray tacsida Ziona ayaa la sheegay inuu qabay dhiikar iyo sokorow.


Dhakhaatiirta ayaa sheegay inuu Ziona aad u xannusaday isagoo jooga gurigiisa habeennimadii Axadda, wax yar ka dib markii isbitaalka la geeyayna wuu dhintay Waxaa jira rag kale oo iyagauna ku dooda inay madax u yihiin qoysaska ugu ballaran dunida


Inkastoo warbaahin kala duwan oo maxali ah ay ku tilmaameen inuu ninkan haystay rikoorka madaxa qoyska ugu ballaaran dunida, haddana way adagtahay in la xaqiijiyo.


Qoyskiisa ayaa soo jiitay dalxiisayaal badan oo ku booqdo tuulada ay ka dagan yihiin gobolkaasi oo ku yaalla waqooyi bari Hindiya.







LATEST NEWS