[Akhriso:-] Xisbiga KULMIYE Oo Ku Guulaystay Maayerada Laba Magaalo & Xaaladihii Ugu Dambeeyay.

0
Tuesday 15th June 2021 11:12:58 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 2359
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Akhriso:-] Xisbiga KULMIYE Oo Ku Guulaystay Maayerada Laba Magaalo & Xaaladihii Ugu Dambeeyay.

    Xisbiga KULMIYE Oo Ku Guulaystay Maayerada Laba Magaalo & Xaaladihii Ugu Dambeeyay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xisbiga KULMIYE Oo Ku Guulaystay Maayerada Laba Magaalo & Xaaladihii Ugu Dambeeyay.

Burco(Karin News)- Golayaasha cusub ee degaanka labada degmo ee Berbera oo ah xatunta Gobolka Saaxil iyo Gar'adag oo ka tirsan Gobolka Sanaag, ayaa fadhiyadoodii u horreeyey ku doortay Maararro ka soo baxay xisbiga KULMIYE.



Degmada Berbera waxa saaka mar kale Maayar loo doortay Maayar Cabdishakuur Maxamed (Cidin) oo ku guulaystay 8 cod oo ka mid ah 13 mudane ee Deegaanka loo doortay, halka Maayar-ku-xigeenka loo doortay Nuur Cabdi Jaamac (Cadde).


Dhinaca kale, Golaha Deegaanka degmada Gar'adag ee Gobolka Sanaag oo iyadana saaka golaheedu is-doorteen waxa maayar loo doortay Maxamed Cilmi Maxamuud iyo ku-xigeenka oo loo doortay Sahal Maxamed Ismaaciil, kuwaas oo lqbaduba ka soo baxay xisbiga KULMIYE.



ISHA KUHAY KARIN NEWS 


LATEST NEWS