[Xasaasi:-] Xildhibaan Hore Bidhi Oo Madaxweyne Muuse Biixi Dusha U Saaray Guul-darooyinkii Xisbiga KULMIYE Kasoo Gaadhay Doorashadii Somaliland.

0
Tuesday 15th June 2021 11:34:40 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 948
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Xasaasi:-] Xildhibaan Hore Bidhi Oo Madaxweyne Muuse Biixi Dusha U Saaray Guul-darooyinkii Xisbiga KULMIYE Kasoo Gaadhay Doorashadii Somaliland.

    Xildhibaan Hore Bidhi Oo Madaxweyne Muuse Biixi Dusha U Saaray Guul-darooyinkii Xisbiga KULMIYE Kasoo Gaadhay Doorashadii Somaliland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Hore Bidhi Oo Madaxweyne Muuse Biixi Dusha U Saaray Guul-darooyinkii Xisbiga KULMIYE Kasoo Gaadhay Doorashadii Somaliland.


Burco(Karin News)- Xildhibaan Mubaarik Uusuf Cilmi (Bidhi) ayaa Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi dusha u saaray guul-darooyinkii Xisbiga KULMIYE kasoo gaadhay Doorashooyinkii deegaanka iyo Wakiilada Somaliland ee ka dalka ka dhacday 31 bishii may. 



Hadi Madaxweynaha Somaliland ahna Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muse Bixi Cabdi qirto inu masul ka yahay Guuldarooyinkii ku dhacay xisbiga Kulmiye  doorashooyinki Degaanka iyo wakilada 31 may 2021 isla markaana wax ka badalo isteraatijiyadi hore lagu jabay oo ahayd fartiina edi doontan  kenana  qorshe cusub ku kasban lahaa taageerayaashiisa awooda badna waxa hubala inu Xisbiga Kulmiye ku soo noqon doono sidisi hore doorashooyinka soo socdana Guula ka gadhi doono"

Mubaarik Yuusuf(Bidhi)
Xisbiyahan Kulmiye






















LATEST NEWS