Madaxweynaha Somaliland iyo Wefti uu hoggaaminayo oo Gaadhay Magaalada Berbera

0
Wednesday 23rd June 2021 20:08:17 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 1013
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Somaliland iyo Wefti uu hoggaaminayo oo Gaadhay Magaalada Berbera

    Madaxweynaha Somaliland iyo Wefti uu hoggaaminayo oo Gaadhay Magaalada Berbera

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Somaliland iyo Wefti uu hoggaaminayo oo Gaadhay Magaalada Berbera

Berbera:23/06/2021(Karin News)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo oo hawlo shaqo uga baxay caasimadda Hargeysa, ayaa maanta gaadhay xarunta gobolka Saaxil ee Berbera.



Madaxweynaha iyo xubnaha weftiga ah ee la socda oo safar shaqo halkaas u tegay,  ayaa  waxa  si diirran u soo dhaweeyey  madaxda gobolka Saaxil iyo degmada Berbera, siyaasiyiin iyo madax kale.








LATEST NEWS