Madaxweynaha Somaliland oo Sagootiyey Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Iyo Wefti Uu Hoggaaminayo [Sawiro]

0
Friday 25th June 2021 14:30:57 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 748
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Somaliland oo Sagootiyey Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Iyo Wefti Uu Hoggaaminayo [Sawiro]

    Madaxweynaha Somaliland oo Sagootiyey Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Iyo Wefti Uu Hoggaaminayo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Somaliland oo Sagootiyey Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Iyo Wefti Uu Hoggaaminayo


Hargeysa:25/06/2021(Karin News)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa sagootiyey wefti uu hoggaaminayo madaxweynaha dawlad-deegaanka Soomaalida oo dalka u yimi ka qaybgalka munaasibaddii lagu furayey ballaadhinta marsada caalamiga ah ee Berbera.




Madaxweyne Muuse Biixi, ayaa madaxweynaha dawlad deeganka Soomaalida ugaga mahadnaqay kasoo qaybgalkiisa munaasibadda furitaanka dekedda Berbera, waxana kulanka goob joog ka ahaa xubno kamid ah golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland, wasiirro katirsan dawlad-deegaanka Soomaalida iyo safiirka dalka Itoobiya u fadhiya caasimadda Hargeysa.


May be an image of 2 people, people standing and indoor

May be an image of 3 people, people standing and indoor

May be an image of 2 people, people standing and indoor

May be an image of 2 people, people sitting and indoor

May be an image of 6 people, people sitting and people standing

May be an image of 16 people and people standing

May be an image of 14 people and people standing
LATEST NEWS