Ficilada Qofku Kama Turjumaysa Fikirkaaga!

0
Sunday 18th July 2021 07:00:14 in Aragtida Dadweynaha by Madaxa Wararka
  • Visits: 77
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ficilada Qofku Kama Turjumaysa Fikirkaaga!

    Tareenka uu raacay tafatiraha lagu magacaabo Alex Steinman oo ah tafatire

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tareenka uu raacay tafatiraha lagu magacaabo Alex Steinman oo ah tafatire


 bulshada usoo gudbiya madadaalooyinka waxa dhiniciisa fadhiday gabadh akhrisanaysay faalooyinka (Comment) Facebook loo soo dhigay oo ay ku soo daabacatay 15 warqadood.

Tafatire Alex sawir ayuu ka qaaday waxaana uu soo dhigay barta Tutarka si dadku faallo uga bixiyaan isagoo u sheegay inay akhriyayso faallooyinka Fcbook la soo dhigo, (Comments) oo ay soo daabacatay.

Dadka intooda badan waxay la yaabeen gabadha soo daabacatay Comment-ka aanay qaarkood macno weynba lahayn ee wakhtiga iskaga luminaysa akhriskooda, waxa ay badankood ku soo jawaabeen waa qof waalan.

Laakiin nasiib wanaag iyada oo sawirkaasi iyo faaloyinkaasi aragtay isla markaana akhriday ayaa usoo jawaabtay waxaana ay tidhi: " Maya. Ma waali , waxaan ku jira tababar akhriska , si aan kor ugu qaado aqoonta akhriskayga oo aan ugu dhiirado inaan buugaag iyo macluumaad badan akhriyi karo”.

Qof dadaal ku jira ayaa laga yaabaa in aad u aragto qof waalan oo khalad ku jira oo aan waxba la socon. Ficilada qofku kama turjumayaan fikirkaaga iyo maskaxdaada waxa ka guuxaya.(eonline.com)

 



FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

LATEST NEWS