Afar qisaba qosol bay lee yihiin:

0
Sunday 18th July 2021 07:20:43 in Aragtida Dadweynaha by Madaxa Wararka
  • Visits: 374
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Afar qisaba qosol bay lee yihiin:

    1. Xildhibaannada iyaga oo mucaaradka la ga soo doortay,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

1. Xildhibaannada iyaga oo mucaaradka la ga soo doortay,

oo dadweynuhu isbeddel u gu codeeyay, haddana maanta Qamuunyo kabaha u leefaya waxaa ku jira u gu yaraan afar uu u diiday in ay Kulmiye is ka soo sharxaan isaga oo reerka ay yihiin tiradiisa quudhsanaya.

2. Niman ay Qamuunyo is ku qabiil yihiin oo mucaaradka la ga soo doortay ayuu tolnimo u gu muusannaabay oo yidhi shisheeye ha i ga raacina, sidaas bayna xisbigoodii u ga tageen oo isaga ku raaceen.


3. Is la kolka Qamuunyo sidaa tolkii u gu muusannaabayo xildhibaannada la jooga badankoodu isaga la qabiil ma aha, waayo Habar Awal oo dhan waxaa ka soo baxay 14 qof.
4. Xildhibaannada aan isaga la qabiilka ahayn ee Kulmiye kolka uu sidaa wax u qabyaaladaynayo waa ay daawanayaan.


W/Q Ibraahin-Hawd Yuusuf Ahmed
FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

LATEST NEWS