Warbaahinta Xukuumaddu Maamusho Oo La Safatay Garabka Faratoon Iyo Dhex-dhexaanimadii Oo Meesha Ka Baxday.

0
Monday 19th July 2021 11:10:41 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 264
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Warbaahinta Xukuumaddu Maamusho Oo La Safatay Garabka Faratoon Iyo Dhex-dhexaanimadii Oo Meesha Ka Baxday.

    Warbaahinta Xukuumaddu Maamusho Oo La Safatay Garabka Faratoon Iyo Dhex-dhexaanimadii Oo Meesha Ka Baxday.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warbaahinta Xukuumaddu Maamusho Oo La Safatay Garabka Faratoon Iyo Dhex-dhexaanimadii Oo Meesha Ka Baxday.



Hargeysa(Karin News)- Warbaahinta Xukuumaddu maamusho ayaa caawa baahisay Sawirro horre iyo Barnaamij gaar ah oo uu leeyahay Yaasiin Xaaji Maxamuud Faratoon oo ah musharraxa Kulmiye ugu sharraxan shir-guddoonka.





Warbaahinta Dawladda ayaa maalmihii la soo dhaafay baahinaysay xildhibaanada Xukuumadda la aragtida oo keliya balse marna may baahin kuwa Mucaaradka ah ee iskaashaday.



Televeshanka dawladda ayaa dhexdhexaadnimo muujiyay xilligii ololaha Doorashada balse hadda waxa uu u muuqdaa in uu la saftay Garabka Xukuumadda ee Faratoon.


May be an image of 1 person and text
LATEST NEWS