Dawladii Xooga Badnayd!

0
Monday 19th July 2021 11:15:39 in Aragtida Dadweynaha by Madaxa Wararka
  • Visits: 132
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawladii Xooga Badnayd!

    Suldaan Mohamed Al-faatax Ibn muraad Waxa uu ahaa suldaankii furtay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Suldaan Mohamed Al-faatax Ibn muraad Waxa uu ahaa suldaankii furtay


magaalada qisdan diiniya ee dalka Turkiga, isla markii uu furtay waxa laga bedelay magaca waxaana loo bixiyay magaca "Islam buul” . Magaaladaasi waa caasimaddii hore ee dalka Turkiga wakhtigan waxa lagu magacaaba Istanbul.


Suldaan Maxamed AL-Faatax Waxa uu dhashay 835 hijriyada …waxaana uu ahaa suldaankii dhidibada u taagay dowlad islaam oo mid ah isla markaana awood badan, waxa caalamka ay ka talinaysay muddo ka badan 600 sano,



Dawladda xooga badan waxa loo yaqaana dhinaca taariikhda Boqortooyadii Cusmaaniyiinta. Suldaan Maxamed waxa uu ahaa suldaankii ugu adkaa uguna firfircoonaa isla markaana ugu dadaalka badnaa ee soo maray Xukuumadihii Cusmaaniyiinta. Suldaanka ayaa lagu tilmaamay inuu ahaa hogaamiye maamul iyo mid ciidan oo marka cadowgiisa loo sheego ay jidka sii banayn jireen. Awood ahaan waayadaasi waxa lagu tixgelin jiray inuu yahay awoodda ciidan ee ugu xooga badan caalamka ka jiray waayadaasi..


FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

LATEST NEWS