Dawlada Canada Oo Dalkeeda U Oggolaatay Dadka Mareykanka Ah Ee Qaatay Tallaalka Xanuunka COVID19

0
Tuesday 20th July 2021 11:50:03 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 103
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawlada Canada Oo Dalkeeda U Oggolaatay Dadka Mareykanka Ah Ee Qaatay Tallaalka Xanuunka COVID19

    Dawlada Canada Oo Dalkeeda U Oggolaatay Dadka Mareykanka Ah Ee Qaatay Tallaalka Xanuunka COVID19

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawlada Canada Oo Dalkeeda U Oggolaatay Dadka Mareykanka Ah Ee Qaatay Tallaalka Xanuunka COVID19


Dowladda Canada ayaa sheegtay in laga bilaabo Sagaalka bisha August, dadka Maraykanka ah ee sida buuxda u qaatay tallaalka xanuunka COVID-19 loo ogolaan doono inay dalka Canada soo gali karaan, kaddib 16 bilood oo xuduudda Canada ay ka xirneyd muwaadiniinta Mareykanka ah.




Dadka u dhashay dalalka kale ayaa iyagan loo ogolaan doonaa inay Canada galaan 7-da bisha September haddii ay tallaalka si buuxda u qaateen.



Merged Flag of Canada and USA








LATEST NEWS