[DEG DEG:-] Soomaali Taageereysay Jabhada TPLF Oo Lagu Xidh-xidhay Magaalada Jigjiga Iyo Xogaha Kasoo Baxaya.

0
Friday 23rd July 2021 08:40:50 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 354
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [DEG DEG:-] Soomaali Taageereysay Jabhada TPLF Oo Lagu Xidh-xidhay Magaalada Jigjiga Iyo Xogaha Kasoo Baxaya.

    Soomaali Taageereysay Jabhada TPLF Oo Lagu Xidh-xidhay Magaalada Jigjiga Iyo Xogaha Kasoo Baxaya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Soomaali Taageereysay Jabhada TPLF Oo Lagu Xidh-xidhay Magaalada Jigjiga Iyo Xogaha Kasoo Baxaya.



Jigjiga(Karin News)- Dad lagu tuhmay inay taageeraan Kooxda TPLF ee ka dagaalanta gobolka Tigray ee dalka Itoobiya ayaa lagu xirxiray Magaalada Jigjiga ee Xarunta Dowlad degaanka Soomaalida.




Booliska degaanka ayaa shaaciyey iney xabsiga dhigeen 28 qof oo looga shakiyay inay taageerayeen Kooxda TPLF oo dagaalka kula jirta Ciidamada Federaalka Itoobiya.


Taliyaha Booliska degaanka Soomaalida Maxamed Yare ayaa Warbaahinta uu sheegay in sidoo kale gacanta lagu dhigay hantidii ay lahaayeen dadkaas oo la tuhunsan yahay inay ku maalgalinayeen TPLF ama ay horayba uga dhaceen shacabka degaanka xiligii taliskii TPLF uu Itoobiya maamulayey Itoobiya ayaa dagaal adag kula jirtaa Kooxda TPLF ee ku sugan Gobolka Tigray ee Waqooyiga Itoobiya oo dhowaan dib u qabsatay.



Ciidamadii ugu badnaa oo la geeyay degaan lagu laayay Ciidamada liyuu Boolis - Awdinle Online
LATEST NEWS