Shil Baabuur Oo Galaaftay Nolosha Dad Rakaaba Oo Ka Dhacay Magaalada Boorama [ Gudaha Ka Akhriso ]

0
Saturday 24th July 2021 07:00:33 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 296
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shil Baabuur Oo Galaaftay Nolosha Dad Rakaaba Oo Ka Dhacay Magaalada Boorama [ Gudaha Ka Akhriso ]

    Shil Baabuur Oo Galaaftay Nolosha Dad Rakaaba Oo Ka Dhacay Magaalada Boorama.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shil Baabuur Oo Galaaftay Nolosha Dad Rakaaba Oo Ka Dhacay Magaalada Boorama.


Wiil iyo gabadh dhalinyaro ah ayaa inta la ogyahay ku nafwaayay tiro kalena way ku dhaawacantay, shil baabuur oo ka dhacay meel aan ka fogayn hotelka Saw ee magaalada Boorama ee gobolka Awdal.



Shilka galaaftay noloshada dhalinyaradan, ayaa ka dhashay kadib markii ay isku dhaceen gaadhi nooca loo yaqaano Vitz ta ah iyo Bas-caasi rakaab ah oo ay leedahay shirkada socdaalka alaabada iyo rakaabka ee Bari iyo Galbeed.




Shilalka baabuurta ayaa sanadkasta nolosha kumanaan qof ku galaafta deegaanada Somaliland, iyadoo shilkii ugu danbeeyay ee dad ku dhintaan uu 21 bishan Luulyo ka dhacay degmada Xamaas oo u dhaxaysa Hargaysa iyo Berbera.




LATEST NEWS